maxaan kaa dhursugayoon
inaan dhaayaha kusaaroon
ku dheehdo doonay
maxaan kuu dhabar adaygoon
habeenimo kugu dhadhabayoon
maxan kuu dhabar adaygoon
habeenimo kugu dhadhaboyoon
dhuuntiyo laabtaa kaa dhex baadhay
hadad dhinacayga joogtoo
jacaylka la dhuuman maayee
wadnaha aan kugu dhaweeyee
dhulkii kuu quudhi maayee
cirkana kuma dhigii karaayee
ayaa ka dhiga quwaax
intaan caashaqa dhitaysto
dhabta aan kugu hayee
hadaad dhinacayga joogto
jacaylka la dhuuman mayee
wadnaha aan kugu dhaweeyee
dhulkii kuu quudhi maayee
cirkana kuma dhigi karaayee
ayaa ka dhiga quwaax
intaan caashaqa dhitaysto
dhabta aan kugu hayee
maxaan kuu dhabaryoon dhabarayoon
dartaa dhuuniga udiidoon
dhuunyaalay awgaa
maxaan dhalan dhool yahooboon
dharaa iyo labo baqooloon
dhantaalan kalgacayl
aan la dhuubtay
hadaad dhinacayga joogto
jacaylka la dhuuman maayee
wadnaha aan kugu dhaweeyee
dhulkii kuu quudhi maayee
cirkana kuma dhigi karaayee
ayaa ka dhiga quwaax
intaan caashaqa dhitaystoon
dhabta aan kugu hayee
Saturday, May 24, 2008
Dhabta
Posted by SAYID DAHIR at 3:01 PM
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

0 comments:
Post a Comment